Listen to this chapter • 0:49
[1] Rabbiyow, bal yaa taambuuggaaga ku fadhiyaya? Oo bal yaa buurtaada quduuska ah degganaanaya?
[2] Waa kii si qumman u socda, oo xaqnimo sameeya, Oo qalbigiisa run kaga hadla.
[3] Waana kii aan carrabkiisa wax ku xaman, Ama aan saaxiibkiis xumaan ku samayn, Ama aan deriskiisa cay ku soo hadal qaadin,
[4] Kii indhihiisu ay nejiska quudhsadaan, Oo isagu murweeya kuwa Rabbiga ka cabsada, Kii hadduu dhaarto oo ay waxyeello ku tahay, aan isbeddelin,
[5] Kii aan lacagtiisa u soo bixin korsocod, Ama aan laaluush u qaadan inuu wax yeelo kuwa aan xaqa qabin. Kii waxyaalahaas sameeya weligiis lama dhaqaajin doono.
Sabuurradii — Chapters
11:0921:3431:0341:1551:5761:1972:2981:1092:50102:54111:17121:21130:55141:12150:49161:38172:26187:22192:11201:27211:58224:48230:52241:24252:44261:28272:26281:31291:29301:45314:02322:01332:50342:53354:24361:37375:59383:03392:23403:08412:07422:25431:02443:46453:02461:50471:19481:57492:54503:19512:48521:38531:18541:02553:45562:02571:57581:53592:51601:50611:08622:08631:50641:47652:21662:41671:01686:14695:19700:50713:56723:18733:45743:19751:41761:39772:517810:32792:09802:38812:20821:07832:17841:55851:40862:30870:59882:38896:59902:35912:02922:04930:47942:49951:34961:50971:37981:27991:291000:421011:231024:051032:541045:151055:591067:101075:371081:501094:141101:091111:261121:331131:091141:061152:361162:261170:211183:5211921:121200:551210:581221:121230:441240:591250:521260:501270:591280:541291:021301:031310:381322:251330:351340:271352:471363:071371:281381:231393:201402:051411:431421:121431:541442:271452:481461:241472:301481:451491:171500:46