Skip to content
Opens in a new window
Listen to this chapter • 0:27

[1] Bal eega, Rabbiga ammaana, Rabbiga addoommadiisa oo dhammow, Kuwiinna goor habeennimo ah guriga Rabbiga dhex taaganow.

[2] Gacmaha u taaga macbudka xaggiisa, Oo Rabbiga ammaana.

[3] Rabbigu Siyoon ha idinka soo barakeeyo, Kaasoo ah kii sameeyey samada iyo dhulkaba.

Sabuurradii — Chapters