Skip to content
zeno
Create a Station
Explore
Podcasts
Audiobooks
Bible
By Genre
By Location
By Language
Religious
Music
News
Download App
Opens in a new window
Toggle Sidebar
zeno
SBS
SBS Somali - SBS Afsomali
Daily News
Society & Culture
Somali
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Website
Episodes
Episodes
300
05 October 2026
#120 Going to a wedding (Med) - Learn English#120: Aroos Ka Dhacaya Australia
Learn English useful for going to a wedding. Practise asking about the ceremony and reception, talking about gifts and gift registries, and inviting someone as your plus-one. - Baro Ingiriisiga kaa caawinaya inaad ka hadasho munaasabadda arooska iyo xafladda soo dhoweynta martida, sida loo waydiiyo liisaska hadiyadaha, iyo sida aad qof ugu casuumi karto inuu kuu raaco arooska.. 🎧...
11 min
05 October 2026
LSR : Dib-U-Eegis Lagu Sameynayo Adeegyada Luqadaha SBS
SBS ayaa dib-u-eegis ku samaynaysa barnaamijyadeeda ku baxa luqadaha kala duwan oo uu Af-Soomaaligu ka mid yahay. Halkan ka dhegeyso macluumaadka si aad uga qayb qaadato talo-celinta bulshada.#sbsaudiopodcast
9 min
05 October 2026
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 5 October 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 5 October 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast
3 min
04 October 2026
SBS Somali Friday Program: Barnaamijkii Jimce 2 October 2026 oo dhammaystiran.
Barnaamijkii Jimce 2 October 2026 oo dhammays tiran halkan kaga soo cesho.#sbsaudiopodcast
47 min
02 October 2026
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 2 October 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 2 October 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast
9 min
01 October 2026
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 2 October 2026
Wadahadallo Baydhbo ugu bilaabmay xukuumadda Koonfur Galbeed iyo ergo ka socota xukuumaddii hore iyo wararkii doorashooyinka isku sidkan ee Galmudug iyo Hirshabeelle.#sbsaudiopodcast
8 min
01 October 2026
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 1 October 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 1 October 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast
4 min
01 October 2026
Japan oo Boqol jirro-dii Aduunka Ugu Badnaa Diiwaan-gelisey: Maxyanu Ka Baran Karnaa?
Sannadkan, dalka Japan wuxuu noqoday dalkii ugu horreeyey dunida ee ay tirada dadka 100 jirrada ahi, kor u dhaafto100,000 oo qof. Tolow, ma cunidda kalluunka aan la karinnin baa, mise waa cuntooyinka la warshedeeyey oo ay iska yareeyaan? Mise waa hab-dhaqankooda iyo hab-nololeedkooda kale, sida lugeynta, nolol deggan, hiwaayado iyo maaweelooyin? Halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast
9 min
30 September 2026
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026
Dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026.#sbsaudiopodcast
9 min
29 September 2026
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 30 September 2026
Ra'iisal-wasaare Xamse oo u jawaabey M.weyne Saciid Deni, dagaalladii Baydhabo iyo doorashada Galmadug ayaa ka mid ah wararka Soomaaliya ee maanta.#sbsaudiopodcast
11 min