Skip to content
Opens in a new window
Khubaro Gumeysigii Yurub La Xidhiidhiyey Dababka Sii Kordhaya
19 November 2026

Khubaro Gumeysigii Yurub La Xidhiidhiyey Dababka Sii Kordhaya

SBS Somali - SBS Afsomali

About
Australia ayaa isu diyaarinaysa halista dab-kaymeedyo la filayo inay khatar bataan. Khubaraduna, is-beddelka cimilada ka sokow, waxay dab-kaymeedyada sii xoogeysanaya la xidhiidhinayaan gumeysigii reer Yurub ee dhulka soo degey. Halkan ka dhegeyso.

#sbsaudiopodcast