About
Dowladda Soomaaliya oo cayrisay safiirkii Imaaraadka Carabta, keedana kala soo noqonaysa iyo Ahmed-Madoobe oo hadlay ayaa ka mid ah wararka Soomaaliya ee aanu saaka oo Jimce ah ka helnay Muqdisho. Halkan ka dhegeyso.
#sbsaudiopodcast
#sbsaudiopodcast