
11 June 2026
Xirfaddii qadiimiga ahayd ee dalka Jabbaan (Karate) oo daawo u noqotay walbahaarka casriga ah
SBS Somali - SBS Afsomali
About
Daraasado dhowaan la sameeyey ayaa muujinaya in ku dhowaad kala bar dhallinyarada dalka Australia ay la tacaalayaan culaysyo dhanka nafta iyo maskaxda ah. Falanqayntan waxaanu ku eegeynaa sida tababarka iyo anshaxa iyo tabo-barka is-difaaca Karate-gu uu dhallinyarada iyo dadka waaweynba uga caawinayo dhisidda adkaysi maskaxeed iyo xasillooni