
12 June 2026
World Cup Daily: Mexico iyo Korea Republic oo guuleystey maalinkii furitaanka
SBS Somali - SBS Afsomali
About
Xulalka Mexico iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa ku guuleystey kulamadooda koowaad ee Koobka Adduunka ee FIFA 2026, iyadoo dhanka kalena xulka Socceroos ee dalka Australia uu sii wado diyaar-garowga uu ugu jiro kulanka furitaanka ee Group D oo ay Axadda la ciyaari doonaan dalka Türkiye.