11 September 2026
Travelling safely in rural and remote Australia - Australia Explained: Gaarigaaga Si Ammaan Ah Ugu Dalxiis Dhulalka Fog-fog ee Australia
SBS Somali - SBS Afsomali
About
Australia is a vast and diverse country to explore, but driving in rural and remote areas can involve conditions you may not encounter in cities. Knowing what to expect and how to prepare can help you travel more safely and confidently. - Miyiga iyo dhulka fogfog ee Australia waxaa ku yaalla goobo badan oo mudan in la booqdo. Inaad ogaato waxa ku sugaya iyo sida aad ugu diyaar garoobi karto safarka ayaa kaa caawin karta inaad si ammaan iyo kalsooni leh ku safarto. Ka dhegeyso qaytan Australia Explained.