Think before you pack: Australia’s customs and biosecurity rules explained - Maxaad kuugu jira boorsada? Qeexidda Xeerarka ilaalada Xuduudaha Australia (Customs)
16 March 2026

Think before you pack: Australia’s customs and biosecurity rules explained - Maxaad kuugu jira boorsada? Qeexidda Xeerarka ilaalada Xuduudaha Australia (Customs)

SBS Somali - SBS Afsomali

About
Customs is generally the first point of contact for people entering Australia. Our Border Force Officers are there waiting. They ensure that we don’t bring in prohibited goods that could threaten Australia’s unique environment, economy and communities. Before you zip up your suitcase, here’s what you need to know about what can—and can’t—cross the border, and what’s at stake if biosecurity rules are ignored. - Ciidanka Ilaalada Xuduudaha (Customs) ayaa inta badan ah cidda ugu horreysa ee ay dadka soo gelaya dalka Australia, la kulmaaan iyagoo ilaaliya in dalka lasoo geliyo walxo ama badeecado khatar ah. Haddaba ka hor, inta aadan boorsada cabbaysanin, halkan ka baro waxa aad keeni karto dalka, waxa lagaa rabo inaad sheegto haddii aad sidato, iyo khatarta ka dhalan karta haddii aad iska indho-tirto xeerarka xuduudaha.