Tallaalka RSV oo bilaash looga dhigay dadka waayeelka ah ee Australia
24 April 2026

Tallaalka RSV oo bilaash looga dhigay dadka waayeelka ah ee Australia

SBS Somali - SBS Afsomali

About
Dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqday barnaamij tallaal oo lacag-la’aan ah, oo loogu talogalay dadka waayeelka ah ee Australia, si looga badbaadiyo fayraska khatarta ah ee la yiraahdo RSV.