Sida hadal naxariis lehi uga hor-tegi karo kufidda waayeelka
22 October 2025

Sida hadal naxariis lehi uga hor-tegi karo kufidda waayeelka

SBS Somali - SBS Afsomali

About
Ka-hortagga dhicitaanku ma fududa, gaar ahaan marka dadku aanay akhriyi karin ama fahmi wacyi-gelinta ku qoran Ingriisada. Australia gudeheeda, afartii qofba hal qof oo da’diisu ka weyn tahay 65 jir ayaa dhaca ama kufa, ugu yaraan hal mar sanadkii, waana sababta ugu weyn ee dadka da’da weyn ku keenta dhaawac isbitaal loo geeyo ama dhimasho-ba.