
About
Sahamin la sameeyey ayaa laga ogaaday in xisbiga One Nation oo noqday xisbiga labaad ee ku xiga kan Labour-ka, isla markaan ay hoggaamiyaha xisbigaasi, Pauline Hanson, noqotay hoggaamiyaha xagga taageerada ugu dhibcaha badan iyadoo ka hore martay Ra'iisal-wasaaraha.