
01 February 2026
Kumannaan doollar oo lagu yeeshay waalidinn khaladka Services Australia (Centrelink) awgii
SBS Somali - SBS Afsomali
About
Warbixin ka soo baxday Ombudsman-ka Dowladda Federaalka, ayaa lagu ogaaday in Services Australia (Centrelink) ay muddo lix sannadood ah, si ula-kac ah u jebisay sharciyada lacagta child support-ka la yiraahdo. 16,600 oo qof ay saamaysay iyadoo qaarkood lagu yeeshay illaa $10,000.