Skip to content
Opens in a new window
Joojinta khidmadaha Kaararka: Maxay Uga Dhigan Tahay Macaamiisha iyo Ganacsiyada?
29 September 2026

Joojinta khidmadaha Kaararka: Maxay Uga Dhigan Tahay Macaamiisha iyo Ganacsiyada?

SBS Somali - SBS Afsomali

About
Laga bilaabo 1-da Oktoobar, marka qofku kaarkiisa taabsiiyo mechinka EFTPOS-ka, ama uu internetka wax kaga bixiyo, laguma dari doono khi,dmadaas dheeraadka ah. Taas macnaheedu waa in qiimaha lagu xayeysiiyey badeecadda ama adeeggu noqdo qiimaha laga bixinayo goobta lacag bixinta.

#sbsaudiopodcast