24 August 2026
Hadda is Diyaariya: Maamullada oo Xilliga Spring-ka Ka Digey Khatar Weyn oo Dab-kaymeedyo
SBS Somali - SBS Afsomali
About
Dadka Australiya ayaa loogu baaqayaa inay hadda isu diyaariyaan xilliga-Spring-ka oo laga yaabo inuu ka kululaado kuwii hore, iyadoo meelo badan oo dalka ka mid ah laga saadaalinayo dab-kaymeedyo khatar leh.