
10 June 2026
Are electric vehicles worth it in Australia?| Fuel in Focus - Australia Explained: Baabuurta EV-ga Australia ma u qalmaan in la iibsado?| Fuel in Focus
SBS Somali - SBS Afsomali
About
Electric vehicles are becoming more common on Australian roads as fuel prices remain unstable and more drivers look for cheaper ways to travel. Here's what you need to know if you are thinking about making the switch. - Wax ka ogow, faa'iidada iyo caqabadaha baabuurta korontada ku shaqeysa ee dalka Australia. Inkasta oo kharashka hore ee iibka EV-gu uu ka sarreeyo baabuurta shidaalka , haddana khubaradu waxay sheegayaan in ay darawalladu baajin karaan ilaa 70 boqolkiiba kharashka shidaalka iyo 40 boqoalkiiba adeegga farsamada sannad-laha ah.