Skip to content
Opens in a new window
Wararka maanta ee Raddiyaha Iswiidhen
01 October 2026

Wararka maanta ee Raddiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

About

Waxaa markii afaraad dib loo dhigay dhageysiga dacwad weriye Swedish oo ka dhici lahaa dalka Turkiga. kuleylka xagaaga oo weli ka jira koonfurta Sweden iyo Maxkamada racfaanka oo xaqiijisay xukun hore ugu dhacay hooyo

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.