Skip to content
zeno
Create a Station
Explore
Podcasts
Audiobooks
Bible
By Genre
By Location
By Language
Religious
Music
News
Download App
Opens in a new window
Toggle Sidebar
zeno
Sveriges Radio
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
News
Somali
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Website
Episodes
Episodes
300
02 October 2026
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Magdalena Andersson oo mar kale ka soo fekereysaa soo dhisid dowlad. Maxkamada racfaanka oo sii deysay qof ku hore loogu xukumay xabsi daa'in iyo tiro shirkado cusub oo la aasaasay sannadkan oo tira badan Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
2 min
01 October 2026
Wararka maanta ee Raddiyaha Iswiidhen
Waxaa markii afaraad dib loo dhigay dhageysiga dacwad weriye Swedish oo ka dhici lahaa dalka Turkiga. kuleylka xagaaga oo weli ka jira koonfurta Sweden iyo Maxkamada racfaanka oo xaqiijisay xukun hore ugu dhacay hooyo Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
2 min
30 September 2026
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
200 qof oo ilaa iyo imminka loo oggolaaday kaalmada dib u noqoshada. Vänsterka oo soo bandhigayo hindise lagu joojinayo masaafurinta dhallinyarada iyo 20 miljan oo lagaisticmaalay waraaqaha codeynta doorashooyinkii dhowaa Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
1 min
29 September 2026
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Maxkmada racfaanka ayaa akiidisay xkunka abadiyada ee hore loogu riday ninkii geystay dil saddex geesla ahaa ee Uppsala. Dadka u dhinta wadne xanuunka oo hoos u dhacay iyo maxkamada racfaanka oo xaqiijisay xukun kale qof bam af dhigay iskuul Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
2 min
28 September 2026
Wararka raadiyaha Iswiidhan
Postnord iyo Valmyndigheten oo galabta kulan yeelanaya. Dadka iswiidhish ahee adeegsada adeegyada g AI-da oo kordhay. Xildhibaan Maxamed Cali oo ka tirsan xisbiga Vänsterpartiet, oo codsaday fasax laba toddobaad ah. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
2 min
25 September 2026
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Codadkii ugu badnaa oo dibeadaha laga soo dhiibtay sannadkan. Lacagta kalaamda waxbarashada oo sare loo qaadayo iyo racfaanada doorashada laga qaadanayo oo aad u kordhaya Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
2 min
24 September 2026
Wararka raadiyaha Iswiidhen
Dib u celinta qasabka ah ayaa la joojiyay. Kiisas maxkamad oo ay dhici karto in dib loogu noqdo iyo kuleyl imaanaya mar kale Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
2 min
23 September 2026
Wararka Raadiyaha Iswiidhan
Xisbiga V oo ka hadlay Maxamed Cali.25 sanno oo laga joogo markii Dawit Isaak lagu xiray Eritrea.iyo Xaywaanka Älg-ga oo leh shakhsiyado kala duwan Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
2 min
22 September 2026
Wararka raadiyaha Iswiidhen
Dhallinyarada Sweden oo cabba cabitaannada tamarta si ka badan dhallinyarada W Yurub. Statens fastighetsverk oo doonaysa in xayndaab lagu wareejiyo safaaradda Israa’iil. Dadka waaweyn oo si ka badan kuwa da’da yar u isticmaala warbaahinta caadiga. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
2 min
21 September 2026
Wararka raadiyaha Iswiidhen
Tirrada shilalkaey xayawaanka duurjoogta ahi sababaan ee ka dhaca waddooyinka Sweden oo kordhay. Andreas Almgren oo ku guuleystay dahabka Adduunka, dhigayna rikoor cusub oo Yurub ah. Labbo qof oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay degmada Partille. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
1 min