zeno
Create a Station
Explore
Religious
Music
News
Podcasts
Bible
By Genre
By Location
By Language
Download App
Toggle Sidebar
zeno
SBS
SBS Somali - SBS Afsomali
Daily News
Society & Culture
Somali
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Website
Episodes
300
07 April 2026
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Talaado 7 April 206
Australia iyo Iiraan oo labaduba ka jawaabey hadalkii madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, iyo tallaalka hargebka oo carruurta sanka laga siinayo sannadkan ayaa ka mid ah wararka maanta.
5 min
06 April 2026
Khubarada: Shirkadaha baraha bulshada waa in la saaro cadaadis
Guddiga badbaadada internetka ee Australia ayaa bishan gudeheeda ku hanjabay inay maxkamad soo taagi doonaan shirkadaha baraha bulshada, ka dib markii ay iska indha-tireen sharciga baraha bulshada ka mamnuucaya carruurta ka yar 16-ka sano. Guddigu ayaa baaraya qaar ka mid ah baraha ugu waaweyn adduunka, sida Instagram iyo Facebook oo ay leedahay shirkadda Meta, iyo sidoo kale YouTube, Snapchat,...
7 min
06 April 2026
Australia’s unique wildlife: what makes it special and what’s at risk - Australia Explained: Noolaha u gaarka ah Australia - Maxay u gaar yihiin, maxaase halis ku haya?
Australia is one of the most biodiverse places on Earth, home to wildlife and plant species found nowhere else on the planet. In this episode of Australia Explained you’ll learn about what makes Australia’s biodiversity so special, the threats it faces and how we can all help protect it. - Australia waa mid ka mid ah meelaha ugu qanisan dunida marka laga hadlayo dhanka noolaha (biodiversity),...
13 min
06 April 2026
Xilligii hargabka oo horey u bilowday: Khubarada oo ka digaysa khatarta nooca cusub ee Super-K
Australia ayaa sanadkan wajaheysaa xilligii hargabka oo si aan caadi ahayn hore ugu bilaabmay, waxaana sabab u ah nooc hargabka ka mid ah oo si degdeg ah u faafa oo loo bixiyay Super-K.Sanadkii hore, Australia waxaa laga helay in ka badan 500,000 oo kiis, halka sanadkan ay durba hadda marayaan in ka badan 24,000 oo kiis
7 min
03 April 2026
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga SBS 3 April 2026
Halkan ka dhegeyso warkii Jimcaha ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka
9 min
03 April 2026
Somali News: Warka Soomaaliya Jimce 3 April 2026
Xildhibaannadii cusbaa ee G. Benaadir oo la dhaariyey. Galmudug oo ku dhawaaqday doorasho qof iyo cod ah iyo wararkii Baydhabo.
12 min
02 April 2026
SBS News Somali: Warka Soomaaliga 2 April 2026
Halkan ka dhegesyo warkii maanta ee Australia iyo caalamka
5 min
01 April 2026
Eeygu ma saaxiibka ugu daacadsan ee Bini-aadamkaa? Maxay ka tiri Cilmi-baarista Cusubi?
Cilmi-baarayaal baadhay hiddo-side aad u da' weyn oo Eey , ayaa ogaaday inay dadka la noolaayeen qiyaastii 16,000 oo sano ka hor, waqtigaas oo aad uga horreeyay intii aan la bilaabin beerashada iyo dhismaha magaalooyinka.
4 min
01 April 2026
SBS News Somali: Warka Soomaaliga Arbaco 1 April 2026
Warka maanta waxaa ka mid ah: Raqiisinta shidaalka oo laga yaabo inay dhaqan gasho horraanta toddobaadka dambe iyo NASA oo fasaxday dayax-gacmeed bani-aadam saaran yahay oo kusoo wareegi doona dayaxa
9 min
01 April 2026
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaca 1 April 2026
Warka Soomaaliya maanta wuxuu ku saabsan yahay is-beddelkii ka dhacay dowlad-goboleed Koonfur Galbeed ee Soomaalia iyo madaxweynaha Puntland Saciid Abdillahi Deni oo sameeyey isku-shaandheyn wasiirro.
11 min