Idaacadda Subaxnimo - Febraayo 23, 2026
23 February 2026

Idaacadda Subaxnimo - Febraayo 23, 2026

Radio - VOA

About
Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabariisteen.