Idaacadda Subaxnimo - Oktoobar 18, 2025
18 October 2025

Idaacadda Subaxnimo - Oktoobar 18, 2025

Idaacadda Subaxnimo - VOA

About
Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabariisteen.