About
Bismilaah;
🕰️ 10 sano kadib, haddii qofkii aad ahayd uu maanta kula kulmi lahaa, maxaa ugu yaab badnaan lahaa?
Maanta waxaan dib u milicsanayaa 10-kii sano ee la soo dhaafay. Waxyaabihii is beddelay, waxyaabihii aan bartay, iyo qofka aan maanta ahay. 🤍✨
Dhagaysi wacan!