Skip to content
Opens in a new window
SE05ep12:  Haddii Qofkii aad Ahyd 10 sano Ka Hor Kula Kulmi Lahaa.. | Safar!
03 September 2026

SE05ep12: Haddii Qofkii aad Ahyd 10 sano Ka Hor Kula Kulmi Lahaa.. | Safar!

Hab Fikirka Tarmuuska

About

                              Bismilaah; 


Haddii aad maanta la kulmi lahayd qofkii aad ahayd 10 sano ka hor, maxaa kaa yaabin lahaa? 


 


Maanta waxaan ka hadlaynaa 3 qodob oo sahla inaad dib ugu safarto waayihii hore, oo aad si dhab ah u xasuusato qofkii aad ahayd, waxa aad rabtay iyo halka aad maanta joogt.