20 August 2026
SE05ep11: Haddii Aan La Hadli Lahaa Hodantaydii Yarayd 🫂❤️| Safar!
Hab Fikirka Tarmuuska
About
Bismilaah;
Haddii aan maanta la hadli lahaa Hodantaydii yarayd, maxaan u sheegi lahaa? ❤️ Qaybtan waxaan kaga hadlayaa wax aan jeclaan lahaa inaan fahmo anigoo yar.🫂
Dhagaysi wacan! ❤️