
30 July 2026
SE05ep10: ๐ค Yaan Wax La Wadaagnaa, Maxaanse Wadaagnaa? | Marti: Sahro ๐๏ธ | Safar!
Hab Fikirka Tarmuuska
About
ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย Bismilaah;ย
Qeybtan waxaan kaga sheekeysaneynaa farshaxanka wax wadaagga๐คย laga bilaabo wadaagga aqoonta ilaa geesinimada ku jirta inaad si nugul ula wadaagto dadka aad ku kalsoon tahay waxa qalbigaaga ku jira. ๐ค
๐๏ธ Fiiro gaar ah: Qaybo yar oo codkayga ah waxaa ku jira echo. Fadlan naga raalli ahaada, waxaana rajeyneynaa inaysan saameyn weyn ku yeelan dhageysiga. Mahadsanidiin fahamkiinna. ๐๐ง