24 September 2026
SE05ep:Final: Saddex Cashar oo Labo Safar Ay I Bareen ⛵️| Safar!
Hab Fikirka Tarmuuska
About
Bismilaah;
⛵️ Laba safar, laba sano, iyo casharro badan oo dhexda lagu bartay.
Maanta waxaan idinla wadaagayaa saddex cashar oo labadii safar ay i bareen.🤍
Dhagaysi wacan!